Manhaj Online - Hadafkeena PDF Print E-mail
Written by Administrator   
Monday, 26 October 2009 17:16

Hadafkeena

  • In dadka Laga nadiifiyo shirkiyaadka iyo quraafaadka lana baro Towxiidka Alle, kaas oo ah sababta naloo abuuray

  • In dadka aan gaarsiino iney qabsadaan kitaabka Alle Subxaana watacaalaa iyo Sunnada Rasuulka calayhi salaatu wasalaam una fahmaan labadaas sidey Salafu Saalix u fahmeen Alllaha ka raali noqdee

  • In aan dadka ugu yeerno iney ku midoobaan Xariga Alle kana tagaan kala qay qaybsanaanta iyo is kooxkooxaysiga iyo firqooyinka

  • in wixii masaail diin iyo Aduunyaba loogu noqdo culimada Ahlu sunnaha

Last Updated on Saturday, 05 December 2009 20:20
 

 

Make U Homepage

Add Favorites

Duulaankii Ay Al-Shabaab Ugu Magac dareen - نهاية المعتدين - & Qaraxii Hotel Muna - Halkaan Ka Dhagayso

 

Twitter Updates

Haddi Aad Dooneysid In Suaal Lagaaga Soo jawaabo Halkaan Ku Soo Dirso - Riix Halkaan